103 : 1
وَٱلْعَصْرِ
1. Waxaan ku dhaartay waqtiga.
★
103 : 2
إِنَّ ٱلْإِنسَـٰنَ لَفِى خُسْرٍ
2. Hubaal Aadmigu wuxuu ku sugan yahay khasaaro dhan.
★
103 : 3
إِلَّا ٱلَّذِينَ ءَامَنُوا۟ وَعَمِلُوا۟ ٱلصَّـٰلِحَـٰتِ وَتَوَاصَوْا۟ بِٱلْحَقِّ وَتَوَاصَوْا۟ بِٱلصَّبْرِ
3. Kuwa (Xaqa) rumeeyey mooyee oo samaha fala, ee isu dardaraama Xaqa (iyo caddaalad falka), isuna dardaarama sabarka (iyo sugnaanta).
★